Guddiga dhismaha laamiga Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga dhismaha laamiga Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

Shacabka degaanka Bali kumeer oo hostagta degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa deeq lacageed oo ay iska aruuriyeen shacabka degaankaas waxay ku wareejiyeen Guddiga dhismaha jidka dhexmarra Degmadda Burtinle. Wariye Axmed Cabdi Axmed ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”
Spain oo dalkeeda u ogolaatay muhaajiriin loo diiday Talyaaniga iyo Malta
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Shacabka degaanka Bali kumeer oo hostagta degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa deeq lacageed oo ay iska aruuriyeen shacabka degaankaas waxay ku wareejiyeen Guddiga dhismaha jidka dhexmarra Degmadda Burtinle.

Wariye Axmed Cabdi Axmed ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: