Tartanka orodka 5taKM oo markii ugu horaysey lagu qabanayo Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Tartanka orodka 5taKM oo markii ugu horaysey lagu qabanayo Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa kasocda qaban-qaabada tartanka orodka 5ta KM, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo c

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan(dhegayso)
Iran & Qadar iyo Jaahwareerka Sacuudiga iyo Xulufadiisa GCC
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa kasocda qaban-qaabada tartanka orodka 5ta KM, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland, waana markii ugu horeysey ee tartan noocaan ah lagu qabanayo Puntland,

waxaana kasoo qayb gelidoona dhalinyaro Rag “ha oo laysaa keenay deegaanada Puntland,

Gudoomiyaha guddiga qaban qaabada Tartankaas Maxamed Maxamuud Cali ayaa Xaawo Axmed uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: