Tartanka orodka 5taKM oo markii ugu horaysey lagu qabanayo Garoowe (dhegayso)

Tartanka orodka 5taKM oo markii ugu horaysey lagu qabanayo Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa kasocda qaban-qaabada tartanka orodka 5ta KM, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland, waana markii ugu horeysey ee tartan noocaan ah lagu qabanayo Puntland,

waxaana kasoo qayb gelidoona dhalinyaro Rag “ha oo laysaa keenay deegaanada Puntland,

Gudoomiyaha guddiga qaban qaabada Tartankaas Maxamed Maxamuud Cali ayaa Xaawo Axmed uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com