HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida Axad 03 – April – 2016 Wariye Cabdinaasir Maxamed Cali Daljir Gaalkacyo

Gaalkacyo, 03 - April - 2016 - Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa uu idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, qodobada ugu waawayn ee barnaamijka aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

Taliyaha ciidanka bilayka oo aan ka waraysan lacago faaliso ah ($2M) oo lagu qabtay Garowe. [Dhegaysi …]
Laamaha Amniga Garoowe oo fashiliyey Qarax miino iyo baaritaano lixaad leh oo socda (Dhegeyso)
Mudane Hilowle ? Jubba caqabad kuma aha in maamul loo dhiso gobollada Baay iyo bakool?

Gaalkacyo, 03 – April – 2016 – Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa uu idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, qodobada ugu waawayn ee barnaamijka aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: