Jigjiga oo baraf ka da’ay iyo duufaano roobeysan (sawirro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Jigjiga oo baraf ka da’ay iyo duufaano roobeysan (sawirro)

Magaalada Jigjiga iyo nawaaxigeeda waxaa shalay ka da’ay baraf iyo roob mahiigaan ah oo burbur lixaad leh geystay. Saameynta roobka iyo daadka aad u xoogani kuma koobna Jigjiga oo kaliya ee waxaa waxyeelo baaxad lihi soo gaareen barakacayaasha Qoloji. Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

FAAHFAAHIN: DIL KA DHACAY TUULADA CEELMAAl, EE DDS (daawo)
Ismaaciil Qodax: “Mustafe wanaag buu bilaabay … laakiin dhibaatada meesha taal waa ka baaxad weyntahay” (dhegayso)
Waraysi: Afhayeenka Ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge iyo doorashada dalka Itoobiya.

Magaalada Jigjiga iyo nawaaxigeeda waxaa shalay ka da’ay baraf iyo roob mahiigaan ah oo burbur lixaad leh geystay. Saameynta roobka iyo daadka aad u xoogani kuma koobna Jigjiga oo kaliya ee waxaa waxyeelo baaxad lihi soo gaareen barakacayaasha Qoloji.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: