Xaawo Maxamuud Dable oo noqotay Guddomiye ku xigeenka Badhan

HomeWararka

Xaawo Maxamuud Dable oo noqotay Guddomiye ku xigeenka Badhan

Xaawo Maxamuud Dable oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa noqotay gudoomiye kuxigeenka degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Xaawo ayaa ah gabadh dhalinyara ah,waxayna guulaystay kadib doorasho ka dhacday Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag oo galabta ka qabsoomtay doorashadda Guddoomiyaha Badhan iyo ku xigeenkiisa. Warbixino Gordhow ka filo Radio daljir Somalia. Diiwaanka wararka Radio Daljir

Wasiir Raage: Dekedda Bosaso waxa ay u xirantahay wakiilada doonyaha (dhegayso)
BAYDHABO: Dadkii Soomaliland laga soo barakiciyay oo maalintii labaad gaaray
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray dhismayaasha afar wasaradood

Xaawo Maxamuud Dable oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa noqotay gudoomiye kuxigeenka degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

Xaawo ayaa ah gabadh dhalinyara ah,waxayna guulaystay kadib doorasho ka dhacday Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag oo galabta ka qabsoomtay doorashadda Guddoomiyaha Badhan iyo ku xigeenkiisa.

Warbixino Gordhow ka filo Radio daljir Somalia.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0