Xafiiska Canshuuraha Berriga ee gobolka Bari oo saaray awaamiir soo saaray (Daawo)

HomeWararka

Xafiiska Canshuuraha Berriga ee gobolka Bari oo saaray awaamiir soo saaray (Daawo)

Maamulaha laanta Canshuuraha Bariga ee Bosaaso Cabdiqaadir Liibaan Cismaan oo maanta shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu shacabka uu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta ku waajibtay. Canshuurtan ayaa laga qaadaya qofkatsa oo kamid ah sahaqaalaha Shirkada, goobaha Caafimaadka, Macalimiinta Dugsiyada Sare, Jaamacadaha Dukaanada, Geerashyada iyo wixii lamid ah.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Oslo
Maamulka degmadda Cabudwaaq oo diwaangalinaya gadiidka (dhegayso)
Madaxwayne ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka

Maamulaha laanta Canshuuraha Bariga ee Bosaaso Cabdiqaadir Liibaan Cismaan oo maanta shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu shacabka uu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta ku waajibtay.

Canshuurtan ayaa laga qaadaya qofkatsa oo kamid ah sahaqaalaha Shirkada, goobaha Caafimaadka, Macalimiinta Dugsiyada Sare, Jaamacadaha Dukaanada, Geerashyada iyo wixii lamid ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: