Xafiiska Canshuuraha Berriga ee gobolka Bari oo saaray awaamiir soo saaray (Daawo)

Maamulaha laanta Canshuuraha Bariga ee Bosaaso Cabdiqaadir Liibaan Cismaan oo maanta shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu shacabka uu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta ku waajibtay.

Canshuurtan ayaa laga qaadaya qofkatsa oo kamid ah sahaqaalaha Shirkada, goobaha Caafimaadka, Macalimiinta Dugsiyada Sare, Jaamacadaha Dukaanada, Geerashyada iyo wixii lamid ah.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com