HomeWararka

Ciidamada AMISOM oo gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta soo gaaray Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Jabuuti ee Hiil Walaal, islamarkaana

Cabsi Laga Qabo inuu Fatahaad Sameeyo Wabiga Shabeele (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xisbiga Shaqaalaha ayaa soo magacaabay xubintii laga sugayey ee Guddiga Doorashooyinka PEC

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta soo gaaray Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Jabuuti ee Hiil Walaal, islamarkaana ay ka qeyb gali doonaan howlaha lagu adkeynaayo Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Saraakiil ka tirsan qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya,Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo dadweyne farabadan ayaa Ciidanka AMISOM kusoo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb waxaa dhawaan ka furmi doona shirka dib uheshiisiinta Galmudug oo uu ka soo qayb gali doono Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo.

Amniga goobta ay ka dhacayso doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa waxaa lawareegi doona ciidamada AMISOM iyo kuwada dowladda.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: