Cabsi Laga Qabo inuu Fatahaad Sameeyo Wabiga Shabeele (dhegayso)

Cabsi Laga Qabo inuu Fatahaad Sameeyo Wabiga Shabeele (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobolka Hiraan oo oradio daljir la hadlay ayaas heegay inay jirto cabsi weyn oo laga qabo inu webiga shbaeelle ee mara baladweyne uu sameeyo fatahaad .

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay Cabsi Xoogan qabaan oo ku aadan inuu saamayn ku yeesha Bulshadda iyo Beeralayda Gobalka.

Khadka Taleevanka ee balad weyne aya kula xiriiiray sheikh bashiir Cisman Xasan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com