Shaqaalaha dowladda Puntland oo maanta fasax ku jira

HomeWararka

Shaqaalaha dowladda Puntland oo maanta fasax ku jira

Maanta oo sabti ah, kuna beegan taariikhda Hijriyada 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka waxaa fasax ku jira dhamaan shaqaalaha dowladda

Ciidamadda Burundi oo laga saarayo somaaliya
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
MUQDISHO: Xubin katirsan Daacish oo xukun lagu riday

Maanta oo sabti ah, kuna beegan taariikhda Hijriyada 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka waxaa fasax ku jira dhamaan shaqaalaha dowladda sida uu shalay Warbaahinta usheegay Agaasimaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee Puntland.

Mas,uuliyiinta wasaarada ayaa shaqaalaha urajeeyay in ay ku ciidaan curashada sanadka cusub oo ku beegan maalintii uu NNKHA uu ka hijrooday magaalada Maka una hijrooda Madiina.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: