Site icon Radio Daljir

Shaqaalaha dowladda Puntland oo maanta fasax ku jira

Maanta oo sabti ah, kuna beegan taariikhda Hijriyada 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka waxaa fasax ku jira dhamaan shaqaalaha dowladda sida uu shalay Warbaahinta usheegay Agaasimaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee Puntland.

Mas,uuliyiinta wasaarada ayaa shaqaalaha urajeeyay in ay ku ciidaan curashada sanadka cusub oo ku beegan maalintii uu NNKHA uu ka hijrooday magaalada Maka una hijrooda Madiina.

Exit mobile version