Nuur sheekh Xuseen : “Deegaanka Seemade ee gobolka Mudug Booyada biyaha waa 300 oo doolar”(dhegayso)

HomeWararka

Nuur sheekh Xuseen : “Deegaanka Seemade ee gobolka Mudug Booyada biyaha waa 300 oo doolar”(dhegayso)

Deegaanka Seemade oo hoos yimaada degmada Jiriiban ee gobolka Mugud ayaa waxaa laga soo sheegaya xaalad Biyo la’aan ah, kadib markii uu jabay Ceelkii

Kenya: “Xoog baan adeegsan doonnaa si aan u xallino khilaafka Soomaaliya!”
Xildhibaano Dalbay in Puntland Hub iyo Saanad lala Gaaro (dhegayso)
RW Khayre oo xalay kormeer ka sameyeey Muqdisho

Deegaanka Seemade oo hoos yimaada degmada Jiriiban ee gobolka Mugud ayaa waxaa laga soo sheegaya xaalad Biyo la’aan ah, kadib markii uu jabay Ceelkii biyaha oo ay ka cabijireen dadka iyo duunyada.

Booyada biyaha ayaa deegaanka waxaa lagu kala iibsanayay 300 oo doolar.

Nuur sheekh Xuseen oo kamida odayaasha deegaanka ayaa waxa uu arimahaasi uga waramay wariyaha Daljir ee Garoowe Xaawo Axmed.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: