Nuur sheekh Xuseen : “Deegaanka Seemade ee gobolka Mudug Booyada biyaha waa 300 oo doolar”(dhegayso)

Nuur sheekh Xuseen : “Deegaanka Seemade ee gobolka Mudug Booyada biyaha waa 300 oo doolar”(dhegayso)

Deegaanka Seemade oo hoos yimaada degmada Jiriiban ee gobolka Mugud ayaa waxaa laga soo sheegaya xaalad Biyo la’aan ah, kadib markii uu jabay Ceelkii biyaha oo ay ka cabijireen dadka iyo duunyada.

Booyada biyaha ayaa deegaanka waxaa lagu kala iibsanayay 300 oo doolar.

Nuur sheekh Xuseen oo kamida odayaasha deegaanka ayaa waxa uu arimahaasi uga waramay wariyaha Daljir ee Garoowe Xaawo Axmed.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com