Maamulka DDS oo xaliyay muran ka taagnaa dhul laysku haystay  (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka DDS oo xaliyay muran ka taagnaa dhul laysku haystay (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Godod ee u dhaxeeya xadka mamaulka DDS iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa sheegaya in mamaulka ay ku guulay

Boosaaso: Oday Siciid: “Guul keeni maayo Isaaq ee Maantu God isku ridday Hilibkoodana Waraabaha..
Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo kormeeray Suuqyadda Garoowe (Sawiro)

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Godod ee u dhaxeeya xadka mamaulka DDS iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa sheegaya in mamaulka ay ku guulaysteen xalinta muran dhuleed oo ka taagnaa deegaanka Godod oo udhaxeeyay beelo wada dagan halkaasi.

Hadaba sidee ayay arintan ugu guulaysteen mamaulka? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Gudoomiyaha degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn Cabdifarax Cali Cawil

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: