Xildhibaanada Galmudug oo saluugsan qaabka ay dowladda u wado shirka dib uheshiisiinta ee Dhuusamareeb (dhegayso)

Xildhibaanada Galmudug oo saluugsan qaabka ay dowladda u wado  shirka dib uheshiisiinta ee Dhuusamareeb (dhegayso)

Xildhibaan Mahad Faarax Shire oo kamid ah Xildhibaanada maamulka Galmudug oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in shirka dib uheshiisiinta ee beelaha Galmudug oo ay dowladda Soomaaliya garwadeenka ka tahay uusan ahayn mid ay udhan yihiin beelihii uu khilaafku ka dhexeeyay.

Xildhibaanka ayaa uwaramay wariyaha Daljir ee Garoowe Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com