Maamulka DDS oo xaliyay muran ka taagnaa dhul laysku haystay (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Godod ee u dhaxeeya xadka mamaulka DDS iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa sheegaya in mamaulka ay ku guulaysteen xalinta muran dhuleed oo ka taagnaa deegaanka Godod oo udhaxeeyay beelo wada dagan halkaasi.

Hadaba sidee ayay arintan ugu guulaysteen mamaulka? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Gudoomiyaha degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn Cabdifarax Cali Cawil

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com