Sheekh shariif oo koonfur Africa gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Sheekh shariif oo koonfur Africa gaaray (Sawiro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in uu aad uga faraxsan yahay soo dhaweeynta ballaaran ee loogu soo dhaweeyay Dalka Koonfur Afr

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika
MARTISOOR: HALIS LOO MARAY NABADEYNTA GAALKACYO & DOORKII HALISEED EE DOWLADAHA SHISHEEYE QAARKOOD (daawo)
Fiqi oo sheegay Guddiga uu magacaabay khayre inay xafiiskiisa ka tirsanyihiin

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in uu aad uga faraxsan yahay soo dhaweeynta ballaaran ee loogu soo dhaweeyay Dalka Koonfur Afrika,isagoo ka mahadceliyay.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay soo dhaweyntan qaaliga ah ee aad ii muujiseen, waana kala war qaadanaynaa Maalmaha soo socdana waan idinla joogi doonaa” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee halkaas kunool iyo ganacsatada,isagoona ka xog-wareysan doona xaaladooda iyo dhibaatada dalkaas ku heysta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: