Shirkada Somtel oo Bosaaso ku daahfurtay koobka is dhexgalka dhalinyarad Bossaso (dhegayso)

HomeWararka

Shirkada Somtel oo Bosaaso ku daahfurtay koobka is dhexgalka dhalinyarad Bossaso (dhegayso)

Koobka is dhexgalka dhalinyarada 16ka xaafadood ee magaalada Bosaaso oo ay taabagalisay shirkada isgaarsiinta caalamiga ah ee Somtel ayaa waxaa lagu qabtay beerta Rays ee dhanka bari ee magaalada Bosaaso. madasha ayaa waxaa goob joog ka ahaa duqa degmada Bosaaso iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Bari. wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Guddiga ka hortaga COVID-19 ee DDS oo kulan yeeshay
Guddoomiye Madaale: ”Dukaamadda lagu iibiyo Raashinka & daroogada waa isku mid”
Toos: Baarlamaanka Puntland oo xulaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u metelaya Puntland

Koobka is dhexgalka dhalinyarada 16ka xaafadood ee magaalada Bosaaso oo ay taabagalisay shirkada isgaarsiinta caalamiga ah ee Somtel ayaa waxaa lagu qabtay beerta Rays ee dhanka bari ee magaalada Bosaaso.

madasha ayaa waxaa goob joog ka ahaa duqa degmada Bosaaso iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Bari.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: