Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay

HomeWararka

Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa waxaa lagu sheegay in uu sharci daro yahay magacaa

Guddoonka waxbarashada Gobalk Karkaar oo fariin u diray dhalinyarada Qardho (dhegayso)
Wasiir Kuxigeen Qoobdeero: “Dhammaadka bisha waxaa bilaabanaya dayactirka wadada bartamaha Gaalkacyo”
Dib u dhac markale ku yimid ku dhawaaqista liiska Xildhibaanada Galmudug (Akhriso)

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa waxaa lagu sheegay in uu sharci daro yahay magacaabista Guddiga doorashooyinka Puntland ee madaxwayne Deni uu magacaabay maalinimadii shal, isagoo tilmamay madaxweyne kuxi-geenka in uusan kala tashan magacaabistooda.

Qoraalka madaxwayne ku-xigeenka Puntland uu soo saaray ee ku saabsan Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa u muuqda in uu banaank keenay Khilaaf hoose oo ka dhexeeya Deni iyo Karaash.

Halkan ka Akhriso.

radio Daljir kala soco falanqeyn iyo warbixino aan ku eegayno khilaafka iyo waxa uu salka ku hayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: