Wasaarada kaluumaysiga Puntland  oo  digniin soo saartay  (dhegayso )

HomeWararka

Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin soo saartay (dhegayso )

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa ka digay in agab kaluumaysi oo dan guud loogu talagalay looga faa iidayso dano gaar ah. waxa uu sheegay wasiirka in aysan arintaasi sii socon karin, talaabo sharci ahna laga qaadi doono dadka hantida dowladda danaha gaarka ah u adeegsanaya. Dhegayso.

Laamaha Amniga Puntland Oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay degaano ku yaalla dhulka Buuraleyda Golis ee Gobolka Bari
Xaafada Hawl wadaag ee Degmada Burtinle oo laga dhaxag dhigay Dhismaha Masjidu Nuur
Booliska Kismaayo ayaa xiray nin dhlinyara oo barraha bulshada ku faafiyay warar been abuur ah

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa ka digay in agab kaluumaysi oo dan guud loogu talagalay looga faa iidayso dano gaar ah.

waxa uu sheegay wasiirka in aysan arintaasi sii socon karin, talaabo sharci ahna laga qaadi doono dadka hantida dowladda danaha gaarka ah u adeegsanaya.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: