Koox hubaysan oo dad shacab ahaa ku rasaasaysay Ceel-Afwayn

HomeWararka

Koox hubaysan oo dad shacab ahaa ku rasaasaysay Ceel-Afwayn

Sadex qof ayaa ku geeriyooday maanta rasaas ay koox hubaysan ay ku fureen shacab fadhiyay goob mehrad ah magaalada Ceel-afwayn, waxaana ku dhaawacmay dhowr qof oo kalle. Lama oga ujeedka ka dambaysay iyo dadka falka gaystay waxay ay yihiin, balse dhowaanahan xiisado laba beelood ayaa ka jirtay magaalada Ceel-afwayn.  

Soomaaliya oo mar kalle hogaaminaysa musuqa caalamka (Dhegayso)
Degmada burtinle ayaa lagu qabtay kulan loogu qareemayey dhismaha Rugta Akhriska iyo qoraalka
FALCELINTA SHAABKA Gaalkacyo ee ka qaadista Soomaaliya cunaqabataynta hubka

Sadex qof ayaa ku geeriyooday maanta rasaas ay koox hubaysan ay ku fureen shacab fadhiyay goob mehrad ah magaalada Ceel-afwayn, waxaana ku dhaawacmay dhowr qof oo kalle.

Lama oga ujeedka ka dambaysay iyo dadka falka gaystay waxay ay yihiin, balse dhowaanahan xiisado laba beelood ayaa ka jirtay magaalada Ceel-afwayn.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: