MAANHADAL: Puntland oo  sheegtay  in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta  khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Puntland oo sheegtay in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)

Barnaamijka MAANHADAL iyo maanta waxaan ku fallaanqayneynaa Madaxweynaha PL ayaa dhawaan ku eedeeyey hoggaanka sare ee Somaliya khibrad yari siyaasade

MAANHADAL: Dawlada Federalka ah iyo Madaxweyne Deni oo ku dul hardamaya maamulka Curdinka ah ee SSC Khaatumo iyo Cawaaqibka ka dhalan kara?
Waraysi: Madaxda Galmudug iyo maamul dhisidda looga fadhiyo (dhegayso)
MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

Barnaamijka MAANHADAL iyo maanta waxaan ku fallaanqayneynaa Madaxweynaha PL ayaa dhawaan ku eedeeyey hoggaanka sare ee Somaliya khibrad yari siyaasadeed.

Habada arrintaas maxay u dhimi kartaa hanaankii soo kabashada ahaa ee uu dalka Soomaliya ku socday dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay? Waa mowduuca uu ku saabsan yahay barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir ee asbuucan.

Haddana waa MAANHADAL iyo wariye Ahmed Shiikh Maxamed Tallman oo barnaamijka inoo ka daadihinaya xarunta Daljir Garoowe.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: