Caqabadaha haysta ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata (dhegayso)

HomeWararka

Caqabadaha haysta ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata (dhegayso)

Jaamacadaha ay wax kabartaan intabada ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suudaan ayaa xiran tan iyo afgambigii xilka looga tuuray madaxweynihi

Guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Puntland oo la magacaabay
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir ka dhacay dalka Masar
Wasiir Raage: Dekedda Bosaso waxa ay u xirantahay wakiilada doonyaha (dhegayso)

Jaamacadaha ay wax kabartaan intabada ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suudaan ayaa xiran tan iyo afgambigii xilka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Xasan Al-bashiir.

Arday Soomaaliyeed oo kumanaan gaaraysa ayaa wax kabarta dalkaas, kuwaas oo isgu jira arday deeq wax barasho ka helay dalkaasi iyo kuwo waalidkooda ay ka bixiyaan.

Milateriga iyo kooxaha mucaaradka ayaa dhawaan waxa ay heshiis ku meel gaar ah ay ku saxiixdeen magaalada Khartuum si loo soo afjaro qalalaasaha siyaasadeed ee dalkaasi ka taagan.

Maxamuud Xasan Cabdul oo kamid ah ardayda dalkaasi Suudaan wax kabarata ayaa Daljir uga waramaya saameenta ay arintan ku yeelatay.
wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: