Caqabadaha haysta ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata (dhegayso)

Caqabadaha haysta ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata (dhegayso)

Jaamacadaha ay wax kabartaan intabada ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suudaan ayaa xiran tan iyo afgambigii xilka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Xasan Al-bashiir.

Arday Soomaaliyeed oo kumanaan gaaraysa ayaa wax kabarta dalkaas, kuwaas oo isgu jira arday deeq wax barasho ka helay dalkaasi iyo kuwo waalidkooda ay ka bixiyaan.

Milateriga iyo kooxaha mucaaradka ayaa dhawaan waxa ay heshiis ku meel gaar ah ay ku saxiixdeen magaalada Khartuum si loo soo afjaro qalalaasaha siyaasadeed ee dalkaasi ka taagan.

Maxamuud Xasan Cabdul oo kamid ah ardayda dalkaasi Suudaan wax kabarata ayaa Daljir uga waramaya saameenta ay arintan ku yeelatay.
wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com