Duqayn diyaaradeed oo kadhacday deegaan katirsan gobolka Bari

HomeWararka

Duqayn diyaaradeed oo kadhacday deegaan katirsan gobolka Bari

Diyaaradaha aan cidna wadin ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Hoobato oo qiyaastii 13km waqooyi kaga beegan deegaanka Timirshe ee degmada Iskushuban ee

Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya
Burundi oo weli diidan Go’aanka Ciidamadeeda looga saarayo Soomaaliya
Farmaajo oo waraaqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Sweden

Diyaaradaha aan cidna wadin ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Hoobato oo qiyaastii 13km waqooyi kaga beegan deegaanka Timirshe ee degmada Iskushuban ee gobolka  Bari.

Deegaankan ayaa waxaa gacanta ku haya kooxda isku magacowda khilaafada Islaamiga ee Daacish.

Mareykanka iyo ciidamada Puntland ayaa horay weeraro ka fuliyay deegaankaasi, iyadoona mid ka mid ah lagu dilay saraakiishii kooxdaasi.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: