Madaxweynaha degaanka Oromadda oo gaaray Jigjiga (Sawiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha degaanka Oromadda oo gaaray Jigjiga (Sawiro)

Magaaladda Jigjiga ee Caasimada Maamulka dowlad degaanka waxaa gaaray galabta wafdi balaaran o uu hogaaminayo Madaxweynaha Degaanka Oromada Shinmelis Abdisa. safarka Madaxweynaha ayaa ku qotama shir wadatashi ah oo Magaaladda Jigjiga uga furmaya Somalida kililka iyo Qoomiyadda oromadda,taas oo loga hadlayo deganaanshaha iyo Nabadda degaanka. Hoos kaga bogo sawiradda.

TULI GUULEED | FAAFAN DDS | Beeraha Qamadiga ee Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan, DDS
Maleeshiyaadkii difaaca Tuli Guuleed oo jiidda laga soo saaray laguna xereeyey Xerada Garabcase
SAHANKA DALJIR & DDS: feeracad ilaa dhaqayaboor (Q6aad)

Magaaladda Jigjiga ee Caasimada Maamulka dowlad degaanka waxaa gaaray galabta wafdi balaaran o uu hogaaminayo Madaxweynaha Degaanka Oromada Shinmelis Abdisa.

safarka Madaxweynaha ayaa ku qotama shir wadatashi ah oo Magaaladda Jigjiga uga furmaya Somalida kililka iyo Qoomiyadda oromadda,taas oo loga hadlayo deganaanshaha iyo Nabadda degaanka.

Hoos kaga bogo sawiradda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: