Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha degaanka Oromadda oo gaaray Jigjiga (Sawiro)

Magaaladda Jigjiga ee Caasimada Maamulka dowlad degaanka waxaa gaaray galabta wafdi balaaran o uu hogaaminayo Madaxweynaha Degaanka Oromada Shinmelis Abdisa.

safarka Madaxweynaha ayaa ku qotama shir wadatashi ah oo Magaaladda Jigjiga uga furmaya Somalida kililka iyo Qoomiyadda oromadda,taas oo loga hadlayo deganaanshaha iyo Nabadda degaanka.

Hoos kaga bogo sawiradda.

Exit mobile version