Ciidanka Danab oo amaanka Garoonka diyaaradaha dhuusamareb lagu wareejiyeey

HomeWararka

Ciidanka Danab oo amaanka Garoonka diyaaradaha dhuusamareb lagu wareejiyeey

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay amniga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad

10 qof oo lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ka dhacay Mekelle
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Sanaag

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay amniga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ugu tegay Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ee lagu wareejiyay amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheye ayaa Ciidanka kula dar-daarmay Adkeynta Amniga Garoonka,isla markaana faray inay wada shaqeyn la yeeshan hay’addaha ka howlgala Garoonkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: