Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 19aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 19aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso

Kahortagga COVID-19 & Doorka Bahda Caafimaadka (Taxanaha 5aad – dhegayso)
Wasiir Xafiina: “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan” (daawo)
JIGJIGA | DDS | OO SI WEYN LOOGA CIIDAY

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: