Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 19aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 19aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 3 weeks

    WAXAAN ARKAA:-
    HAWEENKII OOLA BAHAAYINAYNAYO(XOOLO LAGA DHIGAYO).
    .-.-…-.-…-……-………………..
    ADEER WALIGOOD BAY DUMARKAYAGU BARAARUGSANAAYEEN WAX KALE NOO SHEEG!!.
    HADAY BBC KUSOO DHEX MARTAY IYADOO UJEEDKU YAHAY DUMARKA IN LA MAJARO HABAABIYO ISKA DHAAF BAAN KU DHIHI LAHAA HADIISE AAD TAFATIRKA LEDAHAY FAAFREEB WIXII LAGUU SOO DHIIBEY EE BBC KUGU DHAHDAY IIDHEH!!!.
    HAWEENKAYAGU WAA HAWEENKA KARTI,DHAQAN,NADAAFAD,XIKMAD KUWA UGU SITA DUNIDAN,EYNA WAX KAMA DAYDO,NAAG LA MID AHNA WAX KAMA DAYDO,NOW YOU KNOWS.
    UJEEDKA BBC & BARNAAMIJKANA WAXAAN ARKAA INUU YAHAY DUMARKA AAN BAHAAYIN KA DHIGNO XOOLO KA DHIGNO XOOLAYNO DABADEEDNA AAD XOOLONIMADA AMAANAYSAAN!!!,.
    OGOOW CIDINA XOOLOOW KUMA DHAHAYSO LKN XOOLO NIMADAA LAGUU AMAANAYAA SI AAD U XOOLOOWDO IYADOO DUMARKA LAGU HORAYNAYO SI HADHOOW HOOYO XOOLO AH AY U SOO SAARTO ILMO XOOLO AH!!,..
    BBC IYADAA U BAAHAN IN DUMARKA BRITAIN AY KU SOO CELISO,BARAARUJISO DUMARNIMADOODII WAAYO?HADEER DUMARNIMADIINA KA TAGE RAGNA GAARI WAAYE!!!.MEEL DHEXE BAY HEEHAABAYAAN.TAASINA WAA TA KEENTAY IN AAD ARAGTO 50 JIR WIXII DHALAY RAADINAYA. OO DNA MARBA MEEL KA QAADAYA!!!!!.OK MARQURA SHEEKADU SAAS MAYSAN NOQONE MEELO BADAN BAYSOO MARTAY OOKA MIDA BOROGARAAMADIINAAS OO KALE OO DUMARKA LAGU KICINAYEY,MAXAASE KA DHASHAY?HADAY KHAATIBILKAAH KA TAAGAN YIHIIN OO AY QORAYAAN IYAGII BUUGAAG AY U BIXIYEN  (DEATH OF THE WEST).OOKU LUGO’AY JIDKA BBC HADEER IDIIN SOO DHIIBTAY.
    FIIRO GAARA:
    DABCAN MA WADA XUMA BARNAAMIJKU LKN AFAR QODOB OO FIICAN BAA DUSHA LAGASOO SAARAYAA 96% WAA DUMAROOW XOOLOOBA,DHARKA DHIGTA,NAAGYAHAY NAAGTAAD ARAGTO FUUL,KAAD DOONTO LASEEXO,FARTAAD TAQAANBA QOR,WAX KU XIRA YEYSAN JIRIN,SIDA XOOLAHA UNOOLOOW.
    DUMARKAYAGA ALLAAH BAA KA KORIYEY DHIBTA HAYSATA DUMARKA LA XOOLEEYEY.
    Brogaramada DUMARKA NAGUMA CUSBA EE FAAFREEB HADII KALE WIGLADA TUMO
    NABADEEY.