Puntland oo 21 jirsatay!

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Puntland oo 21 jirsatay!

Puntland waxa ay lix sano maanta ka weyntahay Facebook, laakiin dhallinta Facebook la dhalatay ee reer Puntland waa mooganyihiin Puntland; war uma hay

Xisbiga Waddani oo heshiiska Berbera ku tilmaamey “dhaxal-wareejin dalka iyo dadka”
Prof. Lidwien Kapteijns oo Akhrisay, Dhaliishayna Buug uu Qoray Maxamed Ingiriis
BILKING GAAS IS BACK IN TOWN TELLING THE SAME OLD STALE TALES OF LIES

Puntland waxa ay lix sano maanta ka weyntahay Facebook, laakiin dhallinta Facebook la dhalatay ee reer Puntland waa mooganyihiin Puntland; war uma hayaan waxa dhaliyey Dhuludug, waxa laga soo marey, waxa maanta sugaya iyo marxaladihii adkaa ee reer Puntland soo mareen sannadihii 1991 illaa 1994 markii dadka reer Puntland laga soo qaxiyey Koonfurta iyo Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Haddaba ha moogaan barnaamijyo taxane ah, maqal iyo muuqaal leh, taabanayana taariikhda Puntland iyo tan aabbayaashii asaasay, laga bilaabo Kacaankii dowladdii Siyaad Barre, tii jabhadda SSDF illaa maanta oo Puntland 21 jirsatay.

Xaggee laga yimid, xaggee se loo socdaa?

Dhallinta Facebook iyo Puntland la dhalatay ha moogaanina barnaamijyada Daljir ee taariikhiga ah, inta ka horraysana nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: