Amniga deegaanada Puntland oo la adkeeyay iyo ciidamada oo howgalo wada ( dhegayso)

HomeWararka

Amniga deegaanada Puntland oo la adkeeyay iyo ciidamada oo howgalo wada ( dhegayso)

Amaanka deegaanada Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ay fooda nagu soo hayso sanad guurada 21aad ee Aas aas aaskii Puntland, waxaana heegan buuxa

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Dagaalka Xeraale (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)
Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad

Amaanka deegaanada Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ay fooda nagu soo hayso sanad guurada 21aad ee Aas aas aaskii Puntland, waxaana heegan buuxa lagaliyay ciidamada amniga ee Puntland si ay uga hortagaan kooxaha dhagar qabayaasha ah.

Magaalada Garoowe waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Jen. Muxiidiin Axmed Muuse ayaa Warbaahinta u sharaxay awaamiirta ka soo baxday madaxda sare ee Puntland.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: