Falanqeyn: Waa maxay hab dhaqanka dowladnimada Suuban? (dhegayso)

HomeWararka

Falanqeyn: Waa maxay hab dhaqanka dowladnimada Suuban? (dhegayso)

Soomaaliya mudo dheer ayay dowladdnimo leedahay, misana wali hababka nidaam ee dowladnimada Soomaaliya waxaa loo tiriyaa godaloolooyin badan,taas oo d

Ganacsiga suuqa Boosaaso oo maanta dib u furmay iyo kulamo u socda dowladda iyo ganacsatada (daawo)
Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka hadlay Amaanka Muqdisho (dhegayso)
Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan

Soomaaliya mudo dheer ayay dowladdnimo leedahay, misana wali hababka nidaam ee dowladnimada Soomaaliya waxaa loo tiriyaa godaloolooyin badan,taas oo dhinacyo badan isugu dhafan.

Hadaba waamaxay dowadnomo ? muxuuse yahay hab dhaqanka dowladnimo? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Cabdisalaan Salwe oo bare ka ah jaamacada Bariga Afrika ahna,Guddoomiye kuxigeenka dhanka waxbarashada ee jaamacada Bariga Afrika.

wariye Cabdifataax Cumar Geedi ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0