Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka hadlay Amaanka Muqdisho (dhegayso)

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka hadlay Amaanka Muqdisho (dhegayso)

Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay Amaanka Magaaladda Muqdisho ,iyo falaalka dilka ah ee kusoo badanayaay isbuucyadii lasoo dhaafay.

Afhayeenka wasaaradda amniga Cabdiaziz Ali Ibraahim (Xildhibaan) oo maanta Warbaahinta kula hadlayaay Muqdisho ayaa sheegay in Cid Walba oo amniga Caasimadda khalkhal galisay sharciga la horgeeyn doono.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com