Safiirka Soomaaliya ee Qatar oo war kasoo saaray qaraxyadii Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Safiirka Soomaaliya ee Qatar oo war kasoo saaray qaraxyadii Muqdisho (dhegayso)

  Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali Taano oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda Caafimaad ee bukaannadii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

Faah faahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo
Biixi Iimaan oo markale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka
Shir looga hadlaayay joojinta xaalfuka oo ka dhacay KGS.

 

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali Taano oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda Caafimaad ee bukaannadii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: