Xarfo iyo Jalam oo ilaalinta deegaanka ka baranaya Dharoor (dhegayso)

Xarfo iyo Jalam oo ilaalinta deegaanka ka baranaya Dharoor (dhegayso)

Wasaarada deegaanka, beeraha iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland ayaa safar aqoon kala kororsi ah u geysey deegaano ka tirsan, Bari, Nugaal iyo Haylan ee Puntland xubno ka socda deegaanada, Jalam, Xarfo iyo Burtinle ee gobolada Mudug iyo Nugaal. si ay uga bartaan deegaanadaasi ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta.

Khadar Cawl Ismaaciil.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com