Waa sidee xaalada Guddoomiye Yariisow? (dhegayso)

HomeWararka

Waa sidee xaalada Guddoomiye Yariisow? (dhegayso)

Xaalada dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho ee loo qaaday dalka Qatar ayaa soo hagaagaysa sida uu warbaahinta u sheegay safiirka Soomaaliya ee dakaa

Sheeko Gaaban: Guuldarro jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 6aad) maqal/muuqaal)
Tirada dadka u dhintay Cudurka Coronavirus oo korortay.
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xaalada dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho ee loo qaaday dalka Qatar ayaa soo hagaagaysa sida uu warbaahinta u sheegay safiirka Soomaaliya ee dakaasi Qatar C/risaaq Faarax Cali Taano.

dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho ee dalka Qatar loo qaaday waxaa ku jiray Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda Seynab Xabsey iyo xubno kale oo ka tirsan Xafiiska Duqa Muqdisho.

Safiirka ayaa sheegay in xaalada Guddoomiye Yariisow ay soo hagaagtay ayna u yimaadeen eheladiisa si ay ula socdaan xaaladiisa caafimaad.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: