Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)

HomeWararka

Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)

Cabdidaahir Maxamuud Yuusuf Yeey. oo kamid ah aqoonyahanada somaliyeed ee dalka maraykanka ku nool horeyna u soo noqday musharax Madaxweyne Puntland a

XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 12-OCTOBER-2022
Warring communities reconcile in the Somali regional state
AMISOM oo ka hadashay Ciidamo u dhashay dalka Uganda oo la Xukumay

Cabdidaahir Maxamuud Yuusuf Yeey. oo kamid ah aqoonyahanada somaliyeed ee dalka maraykanka ku nool horeyna u soo noqday musharax Madaxweyne Puntland ayaa ka hadlay Qaraxyadii Bosaaso ka dhacay ee lagu eedeyeey Dowladda Qatar.

Siyaasi Yeey ayaa sheegay in aysan shaki kujirin in Dowladda Qatar ay ka dambeyso qaraxyo ka dhacay Bosaaso,isago dowladda Puntland ugu baaqay inay baaritaan ku samayso kiskaas oo baahiyeey wargayska New york Times.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: