Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyay xubnihii natiijooyin wanaagsan ka soo hoyiyay waxqabadkii 2011ka iyada oo xafladii gunaanadka ay ka dhacday barxada weyn ee guriga martida ee qaryaan dhoodaan. Munaasabada waxaa khudbad ka jeediyeey Madaxweynaha Dowlad degaanka somaalida Itoobiya Mustafe Maxumad Cumar (Cagjar)

TULI GUULEED, Kooraley, Agaajin illaa inta u Dhexaysa Geellaa | (Sawirro)
Madaxweynaha DDS oo furay kalfadhiga 1aad ee golaha howl fulinta (Sawiro)
CADAANI AFHAYEENKA ONLF OO BOOQDAY GABAGABO & QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY MUMTAAS CAABBI JEEX

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyay xubnihii natiijooyin wanaagsan ka soo hoyiyay waxqabadkii 2011ka iyada oo xafladii gunaanadka ay ka dhacday barxada weyn ee guriga martida ee qaryaan dhoodaan.

Munaasabada waxaa khudbad ka jeediyeey Madaxweynaha Dowlad degaanka somaalida Itoobiya Mustafe Maxumad Cumar (Cagjar)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: