Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo furay Kalfadhigii golaha degaanka Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo furay Kalfadhigii golaha degaanka Qardho (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad ayaa maanta Qardho ka furay kalfadhigii golaha degaanka degmadda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar. Wariye Maxamuud Cabdirisaaq fantastic ayaa warbixintan Qardho ka soo diray.

AKHRISO:- Shacabka Magaaladda Badhan oo tageeray kacdoonka looga soo horjeedo Somaliland
KULAN ISDHAXGALKA BULSHADA IYO KOR UQAADISTA AMAANKA LOOGA HADLAYEY OO GAROWE LAGU QABTEY
Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad ayaa maanta Qardho ka furay kalfadhigii golaha degaanka degmadda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Wariye Maxamuud Cabdirisaaq fantastic ayaa warbixintan Qardho ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: