Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

Caasimadda Puntland ee Garoowe Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Gordhow Kantaroolka Konfureed ee Magaaladda Garoowe la gaarsiyeey Maxaabis laga soo qabtay Ciidanka Somaliland ,kadib dagaal kadhacay Tukaraq.

Ciidamaddan ayaa Saaka lagu qabtay dagaalkii Tukaraq ,iyado ilaa hadda Dagaalka uu yahay mid socda Ciidamadda Ciidamadda Puntland sadex jiho ay ka geleen Dagaalka .

Wixii kuso kordha Lasoco

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 7
  • Qadhqadhka 4 months

    Dagalka saddix jiho bnu ka galnay iyo wala ina weeraray kala daaya.. boowe

  • HHHH MA DHULBAHANTA SO GOOSTAY

  • Wararka hawada looma baahna

  • Hawa Garyare

  • War waybadanyihiin maxabiistu

  • Mukhtaar Xaaji

  • Ma hal qof baad maxaabiis ku sheegay allow sahal ammuuraha