Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo furay Kalfadhigii golaha degaanka Qardho (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo furay Kalfadhigii golaha degaanka Qardho (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad ayaa maanta Qardho ka furay kalfadhigii golaha degaanka degmadda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Wariye Maxamuud Cabdirisaaq fantastic ayaa warbixintan Qardho ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com