Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Puntland dadka doonaya in ay burburiyan Xamar ayaa laga maalgaliyaa” (daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Puntland dadka doonaya in ay burburiyan Xamar ayaa laga maalgaliyaa” (daawo)

Cabdibare Jabriil oo horey xildhibaan DFS u soo noqday hadana ku sugan dalka Mareykanka oo la hadlay Radio Daljir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay h

Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dad ku eedeysnaa dil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb( dhegayso)
Deegaano aan laga helayn irbad dhiig joojin ah dadna ay u dhinteen dhiigbax (dhegayso)
MUQDISHO: Booliska somaaliya oo soo bandhigay shugri cabdulaahi xaashi oo jirdil ugeysatay sahro cabdulaahi maxamed oo ay eedo u ahayd

Cabdibare Jabriil oo horey xildhibaan DFS u soo noqday hadana ku sugan dalka Mareykanka oo la hadlay Radio Daljir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka xildhibaanada Puntland ka soo yeeray, kaas oo ay ku dhaliilayeen xukumadda Puntland.

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil ayaa sheegay in xildhibaanada Puntland ee shalay shirka jaraa’id qabtay ay kala garan wayeen dastuurka dalka iyo nidaamka federaalismka ah, isago dhinaca kale sheegay in DFS ay waddo burburinta Puntland.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: