Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Puntland dadka doonaya in ay burburiyan Xamar ayaa laga maalgaliyaa” (daawo)

Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Puntland dadka doonaya in ay burburiyan Xamar ayaa laga maalgaliyaa” (daawo)

Cabdibare Jabriil oo horey xildhibaan DFS u soo noqday hadana ku sugan dalka Mareykanka oo la hadlay Radio Daljir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka xildhibaanada Puntland ka soo yeeray, kaas oo ay ku dhaliilayeen xukumadda Puntland.

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil ayaa sheegay in xildhibaanada Puntland ee shalay shirka jaraa’id qabtay ay kala garan wayeen dastuurka dalka iyo nidaamka federaalismka ah, isago dhinaca kale sheegay in DFS ay waddo burburinta Puntland.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com