Deegaano aan laga helayn irbad dhiig joojin ah dadna ay u dhinteen dhiigbax (dhegayso)

Deegaano aan laga helayn irbad dhiig joojin ah dadna ay u dhinteen dhiigbax (dhegayso)

Deegaano jira inka badan lixdan sano oo ku yaala Puntland ayaan waxaan wali aysan helin adeegyadii caafimaadka oo muhiimka u ahaa bulshada, waxaana jira laba dumar oo midood ay u geeriyootay xaalad dhiig bax, iyadoo la waayay qof irbad dhiig joojin ah ku dhufta.

Cabdiraxmaan Cismaan Guulle oo ka mid ah waxgaradka deegaanka Ceelbuh ayaa xaaladdaasi uga waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com