Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Xukuumada dhaliil ujeediyey (Daawo muuqaal)

HomeWararka

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Xukuumada dhaliil ujeediyey (Daawo muuqaal)

Shir saxaafadeed ay magaalada Garoowe ku qabteen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland ayay uga hadleen dad lagu xirxiray deegaanada Puntland oo

Nairobi: Siyaasiyiinta Koonfur-galbeed: “Nidaamka KGS waxa uu ku fashilmay meel marinta hishiiskii
Puntland oo shaqo abuur u samaysay 10 kun oo qof (dhegayso)
Siyaasi Muuse Cali Jaamac “ Nidaamka garsoorka Puntland ma aha mid shaqeeya, waxa ay ahayd in madaxweyne Deni uu ka hor mariyo magacaabistii Guddiga madaxa banaan ee doorashada” (daawo)

Shir saxaafadeed ay magaalada Garoowe ku qabteen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland ayay uga hadleen dad lagu xirxiray deegaanada Puntland oo ay sheegeen in loo xiray fal aan danbi ahayn.

Xildhibaanadan oo xiganaya qodobo kamid ah datsuurka Puntland ayaaa xukuumada Puntland ugu baaqay in lasii daayo culimada iyo xubnaha kale ee lagu xiray deegaanada Puntland.

Warbaahinta Daljir oo su’aal ka waydiisey xildhibaanada in dawlada Federalku xaq u leedahay in mashaariic ay ka fuliso Puntland iyadoo baarlmaraysa xukuumada kajirta Puntland ayay kaga jawaabeen arintaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: