Sidee ayaa loo soo dhoweeyey wafdiga Midowga Afrika ee Muqdisho (sawiro)

HomeWararka

Sidee ayaa loo soo dhoweeyey wafdiga Midowga Afrika ee Muqdisho (sawiro)

Wafdiga golaha sare ee Midowga Afrika oo uu hogaaminayo madaxwaynihii hore Koonfur Afrika Thabo Mbeki ayaa lagu wadaa kulamo kala gaar gaar ah inay la

Mareykanka oo Cambaareyey Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar.
Muqdisho: Qarax Miino oo ay dad ku dhinteen ayaa ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Wafdiga golaha sare ee Midowga Afrika oo uu hogaaminayo madaxwaynihii hore Koonfur Afrika Thabo Mbeki ayaa lagu wadaa kulamo kala gaar gaar ah inay la yeeshaan madaxwayne Farmaajo, raysal wasaare Xasan Cali Khayre iyo wakiilo ka mid ah bulshada rayidka ee gobolka Banaadir.

Booqashada wafdigan ayaa qaadan doonta muddo laba maalmood ah, waxaana sidoo kalle ay is arkayaan madaxda AMISOM, UNSOM iyo ururka IGAD.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: