Sidee ayaa loo soo dhoweeyey wafdiga Midowga Afrika ee Muqdisho (sawiro)

Sidee ayaa loo soo dhoweeyey wafdiga Midowga Afrika ee Muqdisho (sawiro)

Wafdiga golaha sare ee Midowga Afrika oo uu hogaaminayo madaxwaynihii hore Koonfur Afrika Thabo Mbeki ayaa lagu wadaa kulamo kala gaar gaar ah inay la yeeshaan madaxwayne Farmaajo, raysal wasaare Xasan Cali Khayre iyo wakiilo ka mid ah bulshada rayidka ee gobolka Banaadir.

Booqashada wafdigan ayaa qaadan doonta muddo laba maalmood ah, waxaana sidoo kalle ay is arkayaan madaxda AMISOM, UNSOM iyo ururka IGAD.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com