Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

HomeWararka

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

Gaari nooca raaxada ah oo lagu soo xiray wax yaabaha qarxa ayaa ku qarxay bar koontarool oo ku dhow isgoyska Digfeer ee magaalada Muqdisho. qaraxan

What does the arrival of UNSG Special Representative in Mogadishu mean to Somalia?
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha Soomaaliya & Uganda

Gaari nooca raaxada ah oo lagu soo xiray wax yaabaha qarxa ayaa ku qarxay bar koontarool oo ku dhow isgoyska Digfeer ee magaalada Muqdisho.

qaraxan ayaa inta laxaqiiijiyay waxaa ku dhintay hal ruux,halka 11 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Sawiro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa muujinaya burbur xoogan oo uu ugaystay qaraxa guryihii ka ag dhawaa goobta.

Sawiro.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: